DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Britain Liz Truss oo is-casishay, Lix todobaad ka dib

Ra’iisul wasaaraha Britain Liz Truss ayaa maanta sheegtay inay iska casileyso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo noqoneysa ra’iisul wasaarihii ugu muddada gaabnaa taariikhda Britain. Truss ayaa waxaa la degay barnaamijkeeda dhaqaalaha, kaasi oo mowjado argagax ah u diray suuqyada dhaqaalaha, islamarkaana kala qeybiyey xisbiga Conservative-ka lix toddobaad un kadib markii xilka loo magacaabay. Doorashada … Continue reading DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Britain Liz Truss oo is-casishay, Lix todobaad ka dib